9692

Nimco Xasan Cali iyo Heesta Qalbi Jeceyl Daawo.


2012-01-16 19:09:31

Fanaanada Soomaaliyeed ee Nimco Xasan Cali ayaa soo qaaday hees cusub oo caaqibo badan laguna magacabo Qalibi Jeceyl Galay, waxaana fanaanadu ay kamid tahay fanaaniinta looga dambeeyo heesaha Banaadiriga ah, Nimco oo in muddaa fanka ka maqneed ayaa sanadkii tegay si kedis ah ugu soo laabatay masraxa fanka.

Nimco Xasan waa fanaanad taageero fara badan ku dhax leh bulshada Soomaalida waxaana aad loo jecelyahay heesaha macaan ay ku luqeyso, wexeyna fanaanadu sida muuqata mar kale ku soo laabatay fanka iyadoona soo qaaday heeso dhowr ah mudooyinkii ugu dambeeyay.

Dad badan ayaa soo xasuusan doona Nimco Xasan Cali marka ay codkeeda mar kale maqlaan, wexeyna Nimco ka mid tahay amaba la dhihi karaa hurmuudka fanaaniinta ku heesta banadiriga, nasiib waca mar kale ayaanu leenahay Nimco Xasan.
 

Halkaan Ka Daawo Heesta Qalbi Jeceyl.


Jilaa.com

Info@jilaa.com

0
ibrahim - 2012-01-16 20:08:53 waaw nimco xasan waa runtaa qalbi jaceyl galay ma qarsoomi karo hadane kumaba jirto qofka aad jaceshahay haduu dal fog kaa jiro lakin waxaan talo iga ah in nimco ay sabarka badsato sabraa ayaa sadkiisa helo
0
sharma arke - 2012-01-17 09:12:42 waxaan ogaay nimco xasan inuu qabay xuseen carab labadoodane wey kala fog yihiin xuseen carab hadane naag kale buu guursaday samira naji ayuu qabaa ayaan maqlay marunbaa mase waa been jilaa waxaan idinku codsanayaa arimahaas aad noo soo xaqiijisaan thanks heesaha nimco weligeyba waan jeclaa love nima
0
IDMAN - 2012-01-17 10:52:33 jilaaaaa hestaan marhoraate ee sbaxday x.weyne akudhagesanjiray lakineste maqal lee eheed muqal ahan markas ma ususoorin nimco heseheed dhaman xulwaye GO yaaaa nimco waligaa horlee usoco
0
mad aliyoow - 2012-01-20 11:43:23 xuseen carab qoftaan maxuu ged gediyay ksksksksks idman adi calool kuuskii mungaani haduu ku ceshan waayo talaabo sharci ah ayaan kaa qaadayaa la soco bilaa edeb waaxid
0
sahra - 2012-01-28 03:05:51 waxan idin dhahilahaa lawada qof ee walaalaha haisuku dirina lawadan qof calaf kooda aya soo hamaday xusen carabna maesan uadan hestan
0
sahra xusen - 2012-01-28 03:19:06 ala soo malidan maxey dad isku diran xusen carab iyo nimco xasan wey is qawi jirene hadana calaf kooda ayaa dhamaday oo kaliya wili dhaxdooda wanag badan ayaa talo idinkana waxaa qalad idunku ah dad isqawi jiray inad dhaxdooda gashan heesahan xusen maeysan uqadin ku xisabtama iney nimco fanan oo kaliya aya tahay oo erayada abwan soo sameyo ayada wixi loo keno oo kaliya ayeqadaa xusen carab xumanta ad kashegasa maqawo ee cayda kadayaa
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Pharrell Willeams oo ku dhex ooyay barnaamijka Oprah ee OWN: VIDEO
Aishwarya oo Cannes ka waashay iyo Rani uga Baaqatay Waalidkeed Dartiis.