23626

Emraan Hashmi, jilaagii dhunkashada iyo baashida ku galay taariikhda


2010-11-07 05:46:48



Shirkadda aflaamta ee India oo lagu magacaabo Bollywood oo caado ahaan waqtiyadii hore ay ceeb iyo wax laga baqo ka aheyd in baashida ama dhunkashada dheer la isla galo afka ayaa maalmahan dambe waxaa jiray jilyaal kusoo badanayo waxaana haatan laga yaaban yahay Jilaaga Emraam Hashmi oo kusoo caan baxay magaca  Dhunkade halis ah.

Emraan Hashmi ayaa waxuu filimadiisa dhan ku qabtaa atriishooyinka baashi ama dhunkasho isagoo dinbaha kaga dhaga ilaa qadar daqiiqado ah taasoo uu kaga duwanyahay jilayaasha kale oo aad uga baqa arinkaasi Balse Emraan ayaa ah mid ku dhiiran baashiyeynta Hablaha Bollywoodka.

Mar la weydiiyay Emraan Hashmi sida ay u dareento xaaskiisa waxuu sheegay  in mararka qaar ay daawato xaaskiisa filimadiisa ay dharbaaxsho la dhacdo waxuuna sheegay balse inuu ka dhaadhacsiiyo inay tahay howshiisa waxaan uu sameynayo uuna ka dhaadhacsiiyo arinkaas xaaskiisa si ay ugu qanacdo maadama dumarkaasi ay ka dhaxeyso kalaiya shaqada jilitaaanka oo hadii uu dhamaado duubista filinka ay kala tagayaan.


Emraan ayaa waxaa uu joojiyay dhunkashadan kaliya filinkii Once upon a Time in Mumbaai kaasoo ay dadka yaabeen iyadoo la filaayay in la arki doono Emraan oo ku dhaggan atriishada balse waxuu Emraan sheegay inaysan ku jirin filinka qiso la isku baashiyeyn karo, Laakiin waxuu sheegay inuu wacdaro shumis ah ku muujin doono Filinkiisa soo socda ee Firang.


Mr Emraan Hashmi oo 31 jir ah  ayaa waxaa dhalay qoys Muslim ah waxuuna magaciisa ahaa Farhan Anwar Hasmi isagoo kusoo laabtay magacaan Emraan oo uu sheegay in horey loo oran jiray, waxaa sidoo kale uu Imraan sheegay in loo diiday inuu guri ka iibsado Pali Hills sababo la xeriira inuu Muslim yahay balse kadib arinkaas ka caroodeen jilayasha kale ee Muslimka sida Shahrukhan iyo Salman Khan iyadoo ugu dambeyntii loo ogolaaday waxeyna sidoo kale u sheegeen labadaan Jilaa inuu Emraan iska yareeyo baashida uu la aado afka atriishooyinka iyagoo marwalab dareema cabsi iyo xishood waxeyna kula kaftameen inuu si kale u madadaaliyo.

Isku soo wada duubee Emraan Hashmi ayaa waxaa loo yaqaanaa Boqorka Baashida ee Bollywood waxaana u dheer inuu yahay jilaa Manaxe ah oo ku wanaagsan filimada la is tumayo oo uu kusoo cana baxay sida Zeher, Aksar, Gangaster, Ashiq Banaya Aapne, waxaana u heesa intabadan filimadiisa dhanka muusiga Heesaaga Himesh Reshamiya.

Jilaa News
info@jilaa.com


0
SALLAADKA13 - 2010-11-07 02:54:13 EMRAAN HAASHMI RAGEEDI BAASHAAL SXP AKTAR JIRA.
0
kadar cade - 2010-11-07 05:05:51 shit!!!!!!!!!!!! waakan aktar ama sidano kale u bashaal mise iska dhaaf
0
akhdar - 2010-11-07 05:13:18 macaana dhunkashadu markaad lajoogto saxibadaaa aax aax aax igadaa
0
Mursal - 2010-11-07 06:21:29 kacabso cadi maahan wa best actor in the Bollywood waryaa horo usocobaan kuleeyahay hasoolaban waligaabaan kuleeyahay kskskk fannaanka india ugu caansan ayaa hees kuu qaaday Mr hamesh reshamiya Dowlo Adigana naaagaha aaba kugu neefsaday oo wax kucelin karo malahan anna waxaan kugulatalin lahaa halkeeeda kasiiwad baashida sharukhan iyo salman khan dhag haudhigin:D:D:D
0
kkkkkkkkkkkkk - 2010-11-07 11:07:18 war sxb kabashaal dunida sxb akshay ba wa bashalaa l sxb bashaal
0
shaakir - 2010-11-07 13:31:42 who is he? i never interested dis guy. waligayba mafiirsan filin oo jilay wana arkay wax nahlehna kuma arkin mida kale gabdhaha waaween wax lamajilaan i think so.
0
Mursal - 2010-11-07 18:43:54 shakir kan wato see cml ugaz hadalkaada waaba isburinaa adigee kkk yaawaaye kan maxiseyo qudkaan cml aa leedahay hadana waxaa dhahday waligey mafiirsan filim oo jilay kadib waxaaba siiraacisay waanmafiirsan iyo wan arkay wax nahle kuma arkin iga sax hadalkaas arkay wax nahleh kuma arkin kkkkkkkk marka waligey tedakale ninkaan atarisho weeyn adigaaba sheegaayo ninka filimka usamenaa maahane qalabkiisa kale asagaa wato atarisho iyo fanaan intaba dad uqaas ah bro ninkan udut iyo kumar ada laguyiraaahda mr hamish aa lawataa afkiisana wa kusocdaa google ka aqriso wixii faahfaahin ah hadaladana iga sax heee waxaas ma aqrisankaree,
0
shaakir - 2010-11-08 08:10:53 lozzzzzzzzzzz waa runtaa horta hadalka aa si kale u fahantay laakin dhib malahan waxaan kawaday aniga wxaan fiirsaday xayeysiinta filimadiisa saas aan kawaday ee filimadiiso hdan mafiirsan xayeysiintana markaan arkay wax nuraayo kuma arag hadii aa tahay qof tageero asiga I feel sorry for dat.
0
mursal - 2010-11-08 08:55:08 abaayo nambarkaaga isii ixii waaba iisoo jawaabtay ixiii waan kufaraxsanahay ixiiii waxaan rabaa in aan ku arooso ixxiiiiiiii
0
Mursall - 2010-11-08 09:08:39 bastar kan mursal iga soodaba qaatay dadka haisku dirin xoolayahow l aan kudarsaday waaba kaaga guuray nacasyahow , shaakir mahadsanid bro qofka ixiii dhahaayona wa nacas kale oo magaca sooqatay haa waan taageeraa quudkaanna wa actar jiro.
0
Ya allah - 2013-02-01 06:56:30 Kan magaca muslim ayuu noga ciyaaray kuwan u sacab tumayana kama roona wa dameeer iyo dhagahiisa diinta illahey meel ha uga dhicina adinkana kuwa webka lahoow rabiga ayad hortagee ee ka dhowrsada rabigiin aqlaqdana wa muhiim
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Pharrell Willeams oo ku dhex ooyay barnaamijka Oprah ee OWN: VIDEO
Sawirada Xiddigaha Bollywood oo usoo daawasho tagay ciyaaraha IPL