9530

Fanaanada Hibaaq oo hees cajiiba u qaaday Waziirada Soomaalia+Video.


2012-12-02 12:13:13

Fanaanada caanka ku ah heesaha wadanigaa ee Hibaaq Maxamed Cabdulaahi, ayaa hees usoo qaaday waziirada xuumada cusub ee Soomaalia, waxaana fanaanada laga dareemayay farxad farxad gaar ah.

 

 

Hibaaq ayaa soo huwatay calanka Soomaalia kadibna heesta ku bilowday [ ciil bixii an qabay iyo calool xumo i deysee, nabad soo carfeysiyo dawladeyna curataa yaan ku caafimaadee.

 

 

Abwaanad Hibaaq eyada ayaa sameysay miraha heesta laxankana isla eyada ayaa saartay, iyadoo kadibna ku luqeysay, halka Muciga uu u tumay Qasim Maxamed Karama.

 

Halkaan Kadaawo Muuqaalka Heesta.


Jilaa.com

Info@jilaa.com

0
wadani - 2012-12-02 09:03:40 masha allah sis noolow
0
Dahir - 2012-12-02 10:09:49 Tnx !!! Sister
0
daacad - 2012-12-02 11:35:15 ma sha allah walashey noolaaw waligaa walee wey yartahay qof adiga camal ah oo sas wadani u ah walal noolaaw mar kale
0
nasriina - 2012-12-02 13:30:12 Yaab wlhi smliya madaxweyna ladorana hees waziira ladorana hees ani Waba yabanehe yakalo Saab uyabay sln gabdho
0
Ladaney - 2012-12-02 14:30:46 nasriina ma waxa kawada heesta maxey utaree waa run hees horteed ayaa laga daaley laaakiin gabdhan wadaniyad waaye caadi mahan dadka kale wax aan jirin ayey ka hadlan badankoda iida wadani waaye ayan dhihi lahaa
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Pharrell Willeams oo ku dhex ooyay barnaamijka Oprah ee OWN: VIDEO
Taallo ah nin u eg Shahrukh Khan oo la dhigay Hollywood Daawo Sawirada.